More

    Wareysi: Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga?

    Published on:


    Muqdisho — 
    Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye.Haddaba qodobada looga hadlay shirka maanta ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay Af-hayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Xudeyfi.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here