More

    Wareysi ku saabsan Xujeyda maanta taagnaa Banka Carafo

    Published on:


    In ka badan hal milyan oo qof oo Muslimiin ka kala timid caalamka ayaa maanta taagnaa Buurta carafe, iyadoo ay tahay maalinta ugu muhiimsan ee Xajka. Muslimiintaasi ayaa waxaa ku jiro kumannaan Soomaali ah oo ka kala tagay Soomaaliya, Jabuuti, Kenya, Itoobiya, iyo dhammaan qaaradaha caalamka, si ay u gutaan waajibaadka Xajka. Haddaba Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wareystay Maxamed Bashiir Cismaan (Maxamed Midnimo) oo ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan, kuna sugnaa Banka Carafa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here