More

    Wareysi: Caqabadaha ay wajahaan ganacsatada xoolaha Soomaaliya

    Published on:


    Nairobi — 
    Xoolaha nool ayaa wali ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya.Soomaaliya ayaa sannad walbaa boqollaal kun oo xoolo ah u dhoofisa dibadda, sidaasi oo ay tahay khubarrada xoolaha ayaa sheegaya in aysan jirin daryeel qaran oo ay xoolaha Soomaaliya helaan xilligaan, marka laga reebo dadaalka ay bixiyaan xoola-dhaqatada iyo ganacsatada ka bayac-mushtara.Soomaaliya ayaa waxaa horay uga jiray xarunta Daaqa Qaranka iyo Xannaanada Xoolaha. Sida lagu billaabay iyo waxyaabihi ay qaban jirtay, ayuu wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yaasiin Ciise uu ka wareystay Dr. Cabdullaahi Axmed Karraani oo horay u soo noqday maareeyahay Wakaaladda Daaqa Qaranka iyo Xannaanada Xoolaha.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here