More

    Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA

    Published on:


    Nairobi — 
    Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu leeyahay marka laga soo tago fanka.Maki Xaaji Banaadir ayaa si gaar ah ugu caanbaxay suugaanta iyo riwaayadaha Banaadiriga wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo kula kulmay magaalada Nairobi faah-faahintan noo soo diray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here