More

    Warbixin ku saabsan Xagaa-baxa Boosaaso

    Published on:


    Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda ku guda jirno waxay magaalada iyo hareeraheedaba la dersaan kuleel aad u daran.Taasi waxay keentaa in dadka inti awoodda ay magaalada ka xagaa baxaan oo ay u guuraan deegaannada ay cimmiladoodu dhexdhexaadka yihiin. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmuud Yusuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here