More

    Wararki ugu danbeeyay ee qaraxi habeenki Jimcaha lagu qaaday Lido

    Published on:


    Dowladda Soomaaliya ayaa xalay faahfin dheeri ah ka bixisay xogta khasaarihii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii lagu hoobtay ee ay malleeshiyo hubeysan Jimcihi ku qaadday Xeebta Lido ee Muqdisho.
    Dhinaca kale , qaar kamid ah Culumaa’uddiinka Soomaaliya oo intoodadabadan maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa ku boorriyay dowladda Soomaaliya in ay sameyso baaritaan iyo isla xisaabtan dhab ah oo ku aaddan weerarkaasi.Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay, wariyaha VOA-da cabdulqaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington DC.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here