More

    Walaac soo wajahay Soomaali deggan Toronto

    Published on:


    Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa walaac ka muujiyay is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Talaadadii ka dhacday Fallstaff oo ay deggen yihiin Soomaali abdan.Qofka dhintay ayaa la sheegay inuusan aheyn Soomaali, lamana oga inuu deggenaa xaafadda iyo in kale, balse booliska ayaa baadigoobaya afar qof oo la sheegay inay gaari ku baxsadeen.Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Yaasiin Abiikar oo ah suxufi muddo deggen magaalada Toronto, gaar ahaan xaafadda uu falku ka dhacay. Ugu horreyn waxa uu waydiiyay sida ay wax u dheceen.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here