25.1 C
New York

Taliyihii saldhigga Jirriiban oo aas loo sameeyey & eedaysanihii diley oo la wareejiyey.

Published:

Puntland Maamulka Mudug Ka Katirsan Ciidan iyo Qaybaha Kala Duwan

Mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Mudug, saraakiil ciidan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey taliyihii saldhigga booliska degmadaas.

Gaashaanle Guuleed Cabdulqaadir Kadleeye, oo xalay lagu diley degmadaasi, ayaa ka qaybgalay aaska ayaa bogaadiyey shaqadii uu marxuumku ka soo qabtay Puntland gaar ahaan muddadii uu katirsanaa laamaha ammaanka ee gobolka Mudug, iyagoo Alle uga baryey inuu jannadiisa ka waraabiyo.

Dhanka kalena, Waxaa isla degmada Jirriiban maanta ehelada marxuum Guuleed Cabdulqaadir Kadleeye lagu wareejiyey Ibraahim Axmed Kooshin oo ku eedaysan dilka marxuumka, iyadoo ehelkiisu codsadeen inay go’aan ka gaaraan.

Wararka.so — your trusted source for global news.

Related articles

Recent articles

spot_img