More

    Taliyaha xabsiga dhexe ee Muqdisho oo shaqada laga fariisiyey

    Published on:


    Muqdisho — 
    Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmana Aadan ayaa shaqadii ka fariisiyey taliyihii xabsiga dhexe ee Muqdisho Sarreeye Guuto Daahir Cabdulle Raage kadib dhacdadii 13-kii bishan ka dhacday xabsiga dhexe oo maxaabis huyabsan ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga iyagoo weeraray ciidnaka xabsiga.
    Jeneraal Maxamed Xuseen Axmed ayaa loo magacaabay ku-simaha taliyaha xabsiga dhexe.
    Sidoo kale waxaa la shaaciyey in loo magacaabay guddi ka kooban siddeed xubnood inay soo baaraan dhacdadaasi, guddigaais oo uu madax u yahay taliyaha cusub ee sii haynaya xilka taliska xabsiga.
    Afhayeenka ciidanka asluubta Cabdiqani Maxamed Khalaf ayaa faah-faahiyey tallaabooyin la qaaday7 kadib weerarkii Sabtidii ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here