More

    Soomaaliya oo eriday diblamaasi Itoobiyaan ah

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Soomaaliya, ayaa Talaadadii shalay dalka ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho.Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ku eedeysay Cali Maxamed Aden, inuu faraha kula jiray “falal aanan waafaqsaneyn dowrkiisa diblamaasinimo”.Cali Maxamed Adan oo ahaa ku xigeenka qunsulka Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho, ayaa lagu amray in uu dalka uga baxo muddo 72 saacadood gudahood.Sahra Cabdi Axmed ayaa arrintan ka wareystay, Cabdigafar Wardhere oo ka faallooda arrimaha caalamiga ah, kuna nool gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka.


    Read More

    Related