More

    Soomaaliya oo caalamka weydiisaneysa taageero dhanka caafimaadka ah

    Published on:


    Muqdisho — 
    Wafdiga Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ee ka qeyb-galaya kulanka QM ee New York waxaa ka mida wasiir ku-xigeenka caafimaadka.Wasaaradda caafimaadka ayaa hay’adaha caalamiga ah iyo beesha caalamkaba weydiisanaya in Soomaaliya kaalmo laga siiyo dhinaca caafimaadka, gaar ahaan dhallaanka yar yar, oo xiliga ay dhalanayaan ama dhashaan ay soo wajahaan xaalado caafimaad.Hadaba wariyaheena Sahra Cabdi Axmed ayaa weydiisey Dr. Maxamed Xasan Maxamud Bulaale waxa ay wasaaraddiisu la timid kulanka QM.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here