21.2 C
New York

Somaliland oo sameysay xeerka sinaanta

Published:


Somaliland ayaa markii ugu horeysay xeer u sameynaysa takoorka iyo hayb sooca bulshada.
Wasiirka Caddaaladda Somaliland, Yoonis Axmed Yoonis ayaa sheegay in xeerkan curintiisa iyo hogaamintiisaba ay leedahay Wasaaradda Cadaaladdu.
Hadaba wariyaha VOAda, Khadar Maxamed Cakule ayaa arintan ka wareystay Wasiir Yoonis Axmed Yoonis isagoo ugu horeyn waydiiyey ujeedada guud ee xeerka.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img