24.2 C
New York

Somaliland oo dayactireysa jidka isku xira bariga iyo galbeedka

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Somaliland ayaa dib u dhis ku samayneysa waddada isku xirta gobalada bariga iyo galbeedka Somaliland, taas oo ah waddo muhiim u ah isu socodka gaadiidka, dadka safarka ah iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsiga ee magaalooyinka ay wada marto.
Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland, Cismaan Afgaab Nuur ayaa wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamze Cali Jeesto, uga waramay dhismaha waddadan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img