More

    Somalia oo daah-furtay xeerka qaxootiga iyo magan-galyo doonka

    Published on:


    Dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay xeerka qaxootiga iyo magan-gelyo doonka, oo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha dadka qaxootiga iyo barakacayaasha ah ee u sugan gudaha Soomaaliya.Daahfurka xeerkaan oo xarunta hay’adda qaxootiga qaranka ayaa ka ka dhigan in Soomaaliya oo kasoo kabanaysa colaado sokeeyo uu muddo dheer hareeyay ay hadda mihangalyo siineyso qaxooti iyo dad ajnabi ah oo dalalkooda kasoo cararay.Warbixin ku saabsan arrinkaan waxaa noo haya wariyaha VOA-da Candulqaadir Maxamed Mursal oo jooga Washington.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here