More

    Somalia: 4.4 milyan oo la kulmi kara cunno yari

    Published on:


    Warbixin ay dhowaan si wadajir ah usoo saareen hay’adaha QM iyo dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qiimayn cusub oo ku saabsan haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya ay tilmaamayso in dad gaaraya 4.4 milyan oo qof ay wajihi karaan dhibaato cunno yari oo aad u daran inta u dhaxaysa bilaha April iyo June ee sanadkan 2025-ka.
    Saadaashan ayaa tibaaxeysa in abaar daran, roobka oo aan sidaas u di’in xilli roobaadka, sicirka raashinka oo cirka galay iyo colaado ka socda qeyba ka mid ah dalka ay xaaladda haqab-beelka cunnada kaga sii dartay, iyadoo xoola dhaqatada iyo dadka miyiga ku nool ay yihiin kuwa ugu daran.

    Haddaba, xaaladda abaaraha ee Soomaaliya, xadka ay dhibaatadu gaarsiisan tahay, iyo arrimo kale ayay Falastiin Axmed Iimaan ka wareysatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here