More

    Siilaanyo oo maanta lagu aasayo Hargeysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Allah ha u naxariistee, waxaa maanta lagu wadaa in qabuuraha Baqiic ee magaalada Hargeysa lagu aaso, madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
    Siilaanyo oo ahaa 86 jir ayaa habeenkii Sabtida ku dhintay guriga uu ka deganaa Hargeysa.
    Dhanka kale, madaxweynaha Jabuti Ismaciil Cumar Geelle, ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Siilaanyo. Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramasan Musa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here