More

    Shirkadda Hormuud oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Columbus

    Published on:


    Columbus — 
    Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa toddobaadkan waxaa lagu qabtay xaflad abaalmarinno lagu guddoonsiinaya shaqsiyaad iyo shirkado Soomaaliyeed, kuwaasoo loo texgaliyay waxyaabihii ay soo qabteen kaalinta ay bulshada ku dhex leeyihiin.Shirkadaha abaalmarinta la guddoonsiiyaya ayaa waxaa ka mid ah shirkadda Hormuud oo lagu maamusay adeeg caafimaad oo dalka diibaddiisa ah oo ay u fidisay qaar ka mid ah carruurta Soomaaliyeed wadna xanuunka la il daranFarxaan Jeyte oo ah madaxada barnaamijkan oo loogu magacdaray Somali Global Award ayaa waxaa khadka telefonka kula xiriiray Cabdulqaadir Maxamed Mursale oo ka wareystay arrimahan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here