More

    Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya.
    Dowladda ayaa sheegtay in shirkan looga hadlayo la dagaallanka iyo ka hortagga maalgelinta argagixisada, iyo wax ka qabashada shabakadaha maaliyadeed ee taageera kooxaha xagjirka ah.
    Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, xeer-ilaaliyeyaal heer federaal iyo heer maamul goboleed, iyo wakiillo ka kala socday hay’adaha ammaanka ee kala duwan ee dowladda.
    Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here