More

    Shirka ka hortagga tacaddiyada loo gaysto haweenka oo ka furmay Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga daah-furay ololaha 16-ka maalin ee ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka.
    Munaasabadda caasimadda lagu qabtay ayaa waxaa lagu gorfeeyey dhibaatooyinka ay waqtigan wajahayaan haweenka Soomaaliyeed.
    Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related