More

    Shirka hirgelinta hannaanka dib-u-heshiisiinta qaran oo ka fumay Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir loogu magacdaray “Geeddi-socodka Hirgelinta Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran”, oo uu daahfuray Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre.Shirkan waxaa soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.Haddaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho kula xiriirtay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Cali Yuusuf Cali Xoosh, waxayna weydiisay inuu faahfaahiyo ujeeddada shirkan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here