More

    Shir lagu heshiisinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Luuq

    Published on:


    Luuq — 
    Degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaa ka socda shir nabadeed oo xal looga gaarayo dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo halkaasi ka dhacay horraanti bishaan July.Odayaasha beelaha dagaallamay, iyo madax ka socotay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland ayaa ka qeybgalay wajiga labaad ee wadahadalka nabadeed. Warbixintan waxaa Kismayo kasoo diray, Aden Maxamed Salad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here