[ad_1]
Muqdisho —
Agaasimaha NISA Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa Talaadadii Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir u magacaabay Cabdifataax Shaaweeye.
Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay Cabdulqaadir Xaayow.
Muxiyaddiin Warbac oo soo ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Amniga ee Hey’adda NISA.
[ad_2]
Read More

