More

    Safaricom oo ka shaqo bilowday Waqooyi-bari Kenya

    Published on:


    WAJEER — Hay’adda Isgaaarsiinta Kenya ayaa shirkada Safaricom siisasay ogalasha ayadeegga isgaarsiinta talefoonnada, kaas oo ay qorsheyneyso in ay ka hirgeliso guud ahaan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
    Maxamed Farax Shire ayaa warkaan Garisa kasoo diray.


    Read More

    Related