More

    Saameynta isbaddalka cimillada ee Borama

    Published on:


    BORAMA — Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee laga dareemo dhul-gariirrada fara-kutirska ah ee ka dhaca mandiqadda Bariga Africa.
    Arrintani ayaa lagu sababeeyay isbaddalka cimillada ee sida weyn looga wada dareemay guud ahaan caalamka sannadihi dhawaa. Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here