More

    Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka

    Published on:


    Dhadhaab — 
    Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu madaxweyne Joe Biden ka haray, musharaxnimada tartanka doorashada Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.Warbixintan waxaa Dhadhab kasoo diray Cabdisalam Axmed Salas.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here