More

    Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

    Published on:


    Muqdisho — 
    Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu.
    Ilo wareedyo ka tirsan shirkadda Hormuud oo codsaday inaan magacooda la sheegin ayaa VOA u sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen lxi qof oo ka tirsan shaqaalaha shirkadda Hormuud.
    Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid la hagayey, isla markaana uu qabsaday baabuurkii ay la socdeen.
    Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa. Hase yeeshee ururka Al-Shabaab ayaa inta badan sheegtay qaraxyada noocan ah


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here