More

    Olole nadaafad iyo qurixn oo ka socda magaalooyin ka mid ah Soomaaliya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Malamihii lagu jiray xuska xorriyadda Soomaaliya waxaa magaalooyin ku yaalla mamaul goboleedyada oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacayo, Xarardheere, Afmadow, iyo meelo kaleba ka socday olole iskugu jiray nadaafad, dhirayn iyo rinjiyeyn oo ay wadeen dhalinyaro ku kala sugan gobollada oo bilowdaya 11-kii bishii hore.Haddaba Cabdiwahaab Suudi Nageeye oo ah guddoomiyaha guddiga qaban qaabada ololahan ayaa Cabdulqaadir Maxamed Samakaab uga warramay sida uu ololahan ku bilwowday.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here