21.3 C
New York

Odayaasha dhaqanka oo ka walaacsan colaadda Galguduud

Published:

[ad_1]

Odayaasha Dhaqanka iyo dadka nabadda jecel ayaa muujiyay sida ay uga walwalsanyihiin colaadda sokeeye ee dhawaan kasoo cusboonaatay qeybo ka mid ah gobolka Galguduud.
Haddaba, sidee ayay dhaqanku u xalliyaan colaadaha, su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu Yaasin Ciise Wardheere weydiiyay mid ka mid ah nabaddoonada Soomaalida ee magaalada Nairobi.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img