Muuse Biixi oo eedeeyey Turkiga iyo Masar
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay ciidanka ay dowladda Masar u soo direyso Soomaaliya. Biixi ayaa dhanka kale Turkiga ku eedeeyay in qaddiyadda Somaliland uu ka soo horjeedo. Xamse Cali ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.
Read More