MUQDISHO — Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khuburada ku taqasustay cilmiga dhaqaalaha, ayeey ku soo bandhigeen faa’iidada iyo khasaaraha ay bulshada kala kulmaan lacagaha danabeeysan ee taleefanada la isugu diro.Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray, Xasan-kaafi Qoyste.
