24.9 C
New York

Muran ka taagan guriga Hooyooyinka ee Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.Muranka ayaa u dhaxeeya Ururka Haweenka Qaranka iyo Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo Xuququl Aadanaha. Haweenkan Bulshada Rayidka ayaa soo jeediyay in awaamiirta ku aadan gurigaasi looga dambeeyo Xukuumadda Soomaaliya. Xasan-kafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img