More

    Muqdisho oo xalay laga xusay munaasabadda 26-ka June

    Published on:


    Muqdisho — 
    Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland ay ka xorooboon gumeystahii Ingiriiska.Sanadkaan 64 sano kadib, waxaa munaasabaddaan lagu qabtay Muqdisho xilli Soomaalidu ay aad u kala qeybsantahay.Somaliland ayaa horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la soo noqotay, inkasta oo aysan helin ictiraaf iyo aqoonsi buuxa, haddana waxaa xaaladda sii adkeeyay sanadkaan khilaafka dhinaca badda ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee kasoo cusboonaaday Gobolka.Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin ku saabsan munaasabaddii xalay inoo soo diray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here