More

    Muqdisho: Aragtida wadayaasha mooto bajaajta ee go’aankii dawladda

    Published on:


    Kulan ay dhawaan Muqdishu ku yeesheen maamulka gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajta. Waxaana la dhimay lacago cashuur ahaa oo laga qaadi jiray darawalada Mooto Bajaajta.
    Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidkan oo aad uga dhex shaqeeya Muqdishu ayaa soo dhaweeyay arrintan.
    Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa qaar ka mid ah Bajaajlayaasha la hashay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here