More

    Mugdi ku jira qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran

    Published on:


    Muqdisho — 
    Waxaa magaalada Muqdisho dhawaan lagu soo geba-gebeeyey kulan ay lahaayeen Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin madaxda maamul goboleedyada, gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo dowladda dhexe.
    Qodobada ka soo baxay gebgebadii kulankaas ayaa ahaa kuwo mugdi badani ku jiro, oo aan kala cadeyneyn waxa laga yeelayo muddo xileedka madaxda maamul goboleedyada oo sii dhamaanaya.
    Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here