More

    Milkiilaha Dahabshiil oo baaq ka soo saaray colaadda Qorilugud iyo Buuhoodle

    Published on:


    Hargeysa — 
    Milkiilaha shirkadda Dahabshiil Xaaji Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha deegaanada Qorilugud iyo Buuhoodle in la joojiyo dolaadaha deegaankanka ka aloosan.Xaji Maxamed Dahabshiil ayaa Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here