More

    Maxkamadda G. Banaadir oo eedo usoo jeedisay Hanti Dhowraha Qaranka

    Published on:


    Qoraal rasmi ah oo maanta ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale in uu ku hortago maxkamadda.
    Sida qoraalka ku xussan, Axmed Ciise Guutaale waxaa uu wajahayaa eedo kala duwan oo ay ka mid yihiin ku xad-gudubka madaxbanaanida garsoorka iyo is-hortaagga amarro maxkamadeed.
    Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here