More

    Maxkamad millatari oo amartay xariga 14 ku eedeysan dilka 6 sarkaal

    Published on:


    Muqdisho — 
    Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen dil dhammaadka bishi hore degmada Ceelbaraf loogu geystay lix sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.Warbixintan waxaa innoo haya, Nur Hassan Nur.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here