More

    Maxaa ka jira in xiriirka Iran iyo dowlada Soomaaliya soo hagaagayo?

    Published on:


    Waddamada Iskaashiga Islaamka ayaa lahjad adag ku dhaleeceeyay Israel, iyaga oo ku dhaliilay tallaabooyin aan wanaagsaneyn sida ay sheegeen oo ka dhan ah weerarka ay ku hayaan shacabka Falastiin iyo ku xad gudubka gobannimada Iiraan.
    Kulan ka dhacay Jiddah ayaa wasiirrada arrimaha dibedda ee dalalka Islaamku waxa ay soo jeediyeen in baaro xad-gudubyadii dhacay oo ay ku eedeeyeen Israel.
    Bayaan ay sii daysay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu muujiyay sida Waddamada Islaamku uga xun yahiin ku xad-gudubka gobanimada Iiraan, xilli xukuumadaha Muqdisho iyo Iiraan uusan ka dhexeyn xiriir diblumaasi ah.
    Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo jeedinaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here