More

    Mashruucyo horumarin oo ka socda Laascaanood

    Published on:


    Laascaanood — 
    Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda mashruucyo horumarin oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub, sida uu sheegay maayarka degmada Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil.Wariyaha VOA-da ee Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa warkan soo diray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here