27.5 C
New York

Martida Makarafoonka: Prof. Liibaan Ciise

Published:

[ad_1]

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan xiisadda kacsan ee ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Liibaan Ciise oo Bare ka ah Jaamacadda Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img