25.1 C
New York

Martida Makarafoonka: La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha

Published:

[ad_1]

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay xeerarka doorashada iyo axsaabta ee ay meel mariyeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya, waxaana marti ku ah Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah la-taliyaha arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img