More

    Martida Makarafoonka: Garyaqaan Amiin Haaruun

    Published on:


    Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo soo galootiga ee Mareykanka marka uu talada la wareego Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump. Barnaamijka waxaa marti ku ah Garyaqaan Amiin Haaruun oo ah qareen deggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


    Read More

    Related