More

    Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Al-Basri

    Published on:


    Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug lagu magacaabo Safiinatu-Siyaasah (Doontii Siyaasadda). Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.


    Read More

    Related