More

    Martida Makarafoonka: Danjire Cali Cabdi Awaare

    Published on:


    Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay ciidamada ka socda Masar ee ka mid noqonaya howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo heshiiskii ay Masar iyo Soomaaliya kala saxeexdeen. Barnaamijka ayaa waxaana marti ku ah Danjire Cali Cabdi Awaare oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Masar, ahna wakiilka Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here