More

    Martida Makarafoonka: Caasha Axmed Baarxood

    Published on:


    Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku tahay Caasha Axmed Baarxood oo ka tirsan Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ku saabsan tacaddiyada ka dhanka ah haweenka. Waxaa magaalada London ku soo diyaariyay lana socodsiinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here