More

    Martida Makarafoonka: Ahmednur Ugas muxuu ka yiri isticmaalka dhallinyarada ee Baraha Bulshada?

    Published on:



    Martida Makarafoonka: Ahmednur Ugas muxuu ka yiri isticmaalka dhallinyarada ee Baraha Bulshada?

    Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmednuur Ugaas oo ah falanqeeye siyaasadeed oo deggan Mareykanka, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here