More

    Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya

    Published on:


    MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska baddalin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, ee dhinacyad horumarinta amniga iyo arrimaha bini’aadannimada.
    Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka cusub ee Mareykanka ay isla afgarteen in la sii wado kaalmooyinkii Mareyknka uu siin jiray Soomaaliya. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Maxamed Mursal.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here