Mandheera: Koronto la’aan saameysay dadkii soomanaa

0
267


Shacabka ku nool magaalada Mandheera ayaa maalintii saddexaad ka mudaaharaadaya koronto la’anka ka jirta magaalada, taasoo keentay in dadka ay u talaaban magaalada xuduudda saaran ee Beledxaawo si ay u helaan baraf iyo waxyaabaha daruuriga ee korontada ku xiran, xilli lagu jiro bisha barakayasan ee Ramadaan.
Goobaha caafimaadka ee Mandheera ayaa qalabkooda baaritanada waxay geyaan Beledxaawo si ay u helaan koronto ay howlahooda kusii wadaan.
Wariyaha VOAda ee Gaarisa, Maxamed Faarax Shire aya warbxintan noo soo diray.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here