32.7 C
New York

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Hirshabeelle.

Published:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Hirshabeelle.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo uu ka daah-furay mashaariic horumarineed iyo xarumo dowladeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehlinayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa xarigga ka jaray Qasriga Madaxtooyada Hirshabeelle oo si casri ah loo dhisay, dhismayaasha Wasaaradaha Waxbarashada iyo Maaliyadda iyo sidoo kale waddooyin laami ah oo kor u qaadaya bilicda iyo isku socodka magaalada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in hirgelinta mas

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Hirshabeelle iyo xarumo kale oo dowladeed, kuwaas oo door weyn ka qaadan doona tayeynta maamulka, hufnaanta hay’adaha dowladda iyo dardargelinta adeegyada bulshada.

Related articles

Recent articles

spot_img