Baydhaba —
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid ah shacabka Bakool u muujiyeen ciidanka Itoobiya.Laftagareen ayaa ayaa sheegay in Koonfur Galbeed aysan cidna marti ugu ahayn dowladnimada Soomaaliya.Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxmed Catoosh.
